M arkaasay Kafarna'um galeen, oo markiiba sabtida wuxuu galay sunagogga oo dadka wax baray.
And they went into Capernaum; and straightway on the sabbath day he entered into the synagogue, and taught.