M arkuu badda Galili ag marayay, wuxuu arkay Simoon iyo walaalkiis Andaros, iyagoo shabag badda ku tuuraya, waayo, waxay ahaayeen kuwa kalluun jillaabta.
Jesus was walking by the Sea of Galilee. He saw Simon and his brother Andrew putting a net into the sea. They were fishermen.
Continue reading Report error