Matayos 6:23 ~ Matthew 6:23

picture

L aakiin ishaadu hadday xun tahay, jidhkaaga oo dhammi gudcur buu ahaan doonaa. Haddaba iftiinka kugu jira hadduu gudcur yahay, gudcurkaasu sidee buu u weyn yahay! Welwelka Iyo Aamminaadda Ilaah Lagu Aammino


But if thine eye be evil, thy whole body shall be full of darkness. If therefore the light that is in thee be darkness, how great is that darkness!

Continue reading Report error