Matayos 3:11 ~ Від Матвія 3:11

picture

A nigu biyo ayaan idinku baabtiisaa ilaa toobadda, laakiin kan iga daba imanayaa waa iga itaal weyn yahay, kan aanan istaahilin inaan kabihiisa u qaado. Isagu wuxuu idinku baabtiisi doonaa Ruuxa Quduuska ah iyo dab.


Я хрищу вас водою на покаяння, але Той, Хто йде по мені, потужніший від мене: я недостойний понести взуття Йому! Він христитиме вас Святим Духом й огнем.

Continue reading Report error