O o Ciise ayaa u yimid oo la hadlay, oo wuxuu ku yidhi, Amar oo dhan ayaa samada iyo dhulka laygu siiyey.
And Jesus came and spake unto them, saying, All power is given unto me in heaven and in earth.