K olkuu kursiga xukumaadda ku fadhiistay ayaa naagtiisii farriin u soo dirtay oo waxay ku tidhi, Ha dhex gelin xaajada ninkaas xaqa ah, waayo, maanta anigoo ku riyoonaya isaga, ayaan aad iyo aad u xanuunsaday.
When he was seated upon the judgment seat, his wife sent unto him, saying, Have thou nothing to do with that just man, for I have suffered many things this day in a dream because of him.
Continue reading Report error