L aakiin kuwii caqliga lahaa ayaa u jawaabay oo waxay ku yidhaahdeen, Maya, waaba intaas oo ay nagu filnaan waydaa annaga iyo idinka; bal u taga kuwa iibiya oo ka soo iibsada.
Cele înţelepte le-au răspuns:, Nu; ca nu cumva să nu ne ajungă nici nouă nici vouă; ci mai bine duceţi-vă la cei ce vînd untdelemn şi cumpăraţi-vă.`
Continue reading Report error