Matayos 25:10 ~ Matthew 25:10

picture

M arkay tageen inay soo iibsadaan, ninkii arooska ahaa ayaa yimid, oo kuwii diyaarka ahaa ayaa la galay guriga arooska, albaabkiina waa la xidhay.


But as they went away to buy, the bridegroom came, and the ready went in with him to the wedding feast, and the door was shut.

Continue reading Report error