Matayos 23:27 ~ 馬 太 福 音 23:27

picture

W aa idiin hoog, culimmo iyo Farrisiin yahay, labawejiilayaasha ahu, waayo, waxaad u eg tihiin xabaalo la caddeeyey, kuwa dushoodu u eg tahay wax qurxoon, laakiin hoosta waxaa ka buuxa lafo dad dhintay iyo wasakh oo dhan.


你 們 這 假 冒 為 善 的 文 士 和 法 利 賽 人 有 禍 了 ! 因 為 你 們 好 像 粉 飾 的 墳 墓 , 外 面 好 看 , 裡 面 卻 裝 滿 了 死 人 的 骨 頭 和 一 切 的 污 穢 。

Continue reading Report error