W aayo, Yooxanaa wuxuu idiinku yimid jidka xaqnimada ah, oo waad rumaysan weydeen isaga, laakiin cashuurqaadayaashii iyo dhillooyinkii ayaa rumaystay isaga. Idinkuna goortaad aragteen dabadeed iskama aydnaan qoomamayn si aad u rumaysataan. Masaalka Ku Saabsan Beerta Canabka Ah
For John came unto you in the way of righteousness, and ye believed him not, but the publicans and the harlots believed him, and ye, when ye had seen it, repented not afterward that ye might believe him.
Continue reading Report error