Matayos 21:23 ~ ﻣﺘﻰ 21:23

picture

O o goortuu macbudkii galay, intuu wax barayay waxaa u yimid wadaaddadii sare iyo waayeelladii dadka, oo waxay ku yidhaahdeen, Amarkee baad waxan ku samaysaa? Oo yaa amarkan ku siiyey?


وَذَهَبَ يَسُوعُ إلَى ساحَةِ الهَيكَلِ، وَجاءَ إلَيهِ كِبارُ الكَهَنَةِ وَشُيُوخُ الشَّعبِ بَينَما كانَ يُعَلِّمُ، وَقالُوا لَهُ: «أخبِرنا بِأيِّ سُلطانٍ تَفعَلُ هَذِهِ الأشياءَ، وَمَنِ الَّذِي أعطاكَ هَذا السُّلطانَ؟»

Continue reading Report error