Matayos 20:8 ~ Матей 20:8

picture

G oortii makhribkii la gaadhay, sayidkii beertii canabka ahayd ayaa wakiilkiisii ku yidhi, Shaqaalayaasha u yeedh oo mushahaaradooda sii, oo waxaad ka bilowdaa kuwii ugu dambeeyey ilaa kuwii ugu horreeyey.


Като се свечери, стопанинът на лозето каза на своя управител: Повикай работниците и им плати надницата, като започнеш от последните и свършиш с първите.

Continue reading Report error