Matayos 2:16 ~ 馬 太 福 音 2:16

picture

G oortuu Herodos arkay inay nimankii xigmadda lahaa ku cayaareen isagii, ayuu aad u cadhooday, oo cid buu u diray oo laayay wiilashii yaryaraa oo dhan, kuwii laba sannadood jiray iyo kuwii ka yaraa oo joogay Beytlaxam iyo meelaha u dhow oo dhan, sida wakhtigii uu nimankii xigmadda lahaa ka hubsaday.


希 律 見 自 己 被 博 士 愚 弄 , 就 大 大 發 怒 , 差 人 將 伯 利 恆 城 裡 並 四 境 所 有 的 男 孩 , 照 著 他 向 博 士 仔 細 查 問 的 時 候 , 凡 兩 歲 以 裡 的 , 都 殺 盡 了 。

Continue reading Report error