Matayos 18:8 ~ 馬 太 福 音 18:8

picture

H addii gacantaadu ama cagtaadu ku xumayso, iska jar, oo iska tuur. Waxaa kuu wanaagsan inaad gacanla'aan iyo lugla'aan nolosha ku gashid intii adigoo laba gacmood iyo laba cagood leh lagugu tuuri lahaa dabka weligiis ah.


倘 若 你 一 隻 手 , 或 是 一 隻 腳 , 叫 你 跌 倒 , 就 砍 下 來 丟 掉 。 你 缺 一 隻 手 , 或 是 一 隻 腳 , 進 入 永 生 , 強 如 有 兩 手 兩 腳 被 丟 在 永 火 裡 。

Continue reading Report error