Matayos 18:31 ~ Matthew 18:31

picture

H addaba kuwii la shaqayn jiray, goortay arkeen wixii dhacay, aad bay u calool xumaadeen, oo intay sayidkooda u yimaadeen, ayay u sheegeen wixii dhacay oo dhan.


So when his fellow-servants saw what was done, they were exceeding sorry, and came and told unto their lord all that was done.

Continue reading Report error