Matayos 18:28 ~ Матей 18:28

picture

L aakiin addoonkaas ayaa baxay oo helay mid ka mid ah addoommadii uu la shaqayn jiray, kii uu ku lahaa boqol dinaar. Wuu qabtay oo intuu ceejiyey ayuu ku yidhi, Bixi waxa lagugu leeyahay.


Но тоя слуга, като излезе, намери един от съслужителите си, който му дължеше сто пеняза {Равно близо на 90 лева зл.}; хвана го и го душеше, и каза: Плати това, което< ми> дължиш.

Continue reading Report error