M arkaasaa Butros u jawaabay oo wuxuu Ciise ku yidhi, Sayidow, waxaa inoo wanaagsan inaynu halkan joogno. Haddaad doonayso saddex waab ayaan halkan ka dhisayaa, mid adaan kuu dhisayaa, midna Muuse, midna Eliyaas.
И Петър проговори, казвайки на Исуса: Господи, добре е да сме тука; ако искаш, аз ще направя тука три скинии {Шатри.}, за Тебе една, за Моисея една и една за Илия.
Continue reading Report error