Matayos 13:24 ~ Matthew 13:24

picture

M asaal kale ayuu u saaray, oo wuxuu yidhi, Boqortooyada jannada waxaa loo ekaysiiyaa nin beertiisa abuur wanaagsan ku abuuray.


He set another parable before them, saying, “The Kingdom of Heaven is like a man who sowed good seed in his field,

Continue reading Report error