Matayos 12:29 ~ ﻣﺘﻰ 12:29

picture

A ma qof sidee buu kan xoog leh gurigiisa u geli karaa oo alaabtiisa u dhici karaa, haddaanu kolkii hore kan xoogga leh xidhin? Markaasuu gurigiisa dhici doonaa.


كَيفَ يُمكِنُ لأحَدٍ أنْ يَدخُلَ بَيتَ رَجُلٍ قَوِيٍّ وَيَنهَبَ أملاكَهُ، إلّا إذا رَبَطَ الرَّجُلَ القَوِيَّ أوَّلاً؟ حِينَئِذٍ يُصبِحُ قادِراً عَلَى نَهبِ بَيتِهِ.

Continue reading Report error