Matayos 1:21 ~ От Матфея 1:21

picture

O o waxay umuli doontaa wiil, magiciisana waxaad u bixin doontaa Ciise, waayo, dadkiisa ayuu dembiyadooda ka badbaadin doonaa.


Она родит Сына, и ты назовешь Его Иисус, потому что Он спасет Свой народ от грехов их!

Continue reading Report error