Tirintii 9:5 ~ 民 數 記 9:5

picture

O o bishii kowaad maalinteedii afar iyo tobnaad markay fiidkii ahayd ayay Iiddii Kormaridda ku dhawreen cidladii Siinay; oo sidii Rabbigu Muuse ku amray oo dhan ayay reer binu Israa'iil wada yeeleen.


他 們 就 在 西 乃 的 曠 野 , 正 月 十 四 日 黃 昏 的 時 候 , 守 逾 越 節 。 凡 耶 和 華 所 吩 咐 摩 西 的 , 以 色 列 人 都 照 樣 行 了 。

Continue reading Report error