Tirintii 8:22 ~ ﺍﻟﻌﺪﺩ 8:22

picture

O o markaas dabadeed ayaa reer Laawi gudaha u galeen inay teendhada shirka kaga adeegaan Haaruun iyo wiilashiisa hortooda, oo wixii reer Laawi ku saabsanaa ee uu Rabbigu Muuse ku amray ayay ku sameeyeen.


وَبَعدَ ذَلِكَ، صارَ اللّاوِيُّونَ مُؤَهَّلِينَ لِلقِيامِ بِخِدمَتِهِمْ فِي خَيمَةِ الاجْتِماعِ تَحتَ إشرافِ هارُونَ وَأبْنائِهِ. عُمِلَ بِاللّاوِيِّينَ بِحَسَبِ ما أمَرَ اللهُ مُوسَى بِهِ.

Continue reading Report error