Tirintii 7:3 ~ Числа 7:3

picture

O o waxay Rabbiga hortiisa keeneen qurbaankoodii oo ah lix gaadhi oo dedan, iyo laba iyo toban dibi. Labadii amiirba waxay keeneen gaadhi, amiir kastaana dibi, oo waxay geeyeen taambuugga hortiisii.


Они принесли в дар Господу шесть крытых повозок и двенадцать волов – по одному волу от каждого вождя и по одной повозке от двоих, поставив все это перед скинией.

Continue reading Report error