O o allabarigii qurbaannadii nabaadiinadana wuxuu u keenay laba dibi, iyo shan wan oo waaweyn, iyo shan orgi, iyo shan wan oo yaryar oo wada gu jir ah, oo intaasu waxay ahayd qurbaankii Naxshoon ina Cammiinaadaab.
and for a sacrifice of peace, two oxen, five rams, five he goats, five lambs of the first year. This was the offering of Nahshon, the son of Amminadab.
Continue reading Report error