Tirintii 7:13 ~ Числа 7:13

picture

O o qurbaankiisuna wuxuu ahaa saxan weyn oo lacag ah oo miisaankiisu yahay boqol iyo soddon sheqel, iyo maddiibad lacag ah oo miisaankeedu yahay toddobaatan sheqel oo le'eg sheqelka meesha quduuska ah, oo labadoodaba waxaa ka buuxay bur saliid lagu daray qurbaanka hadhuudhka aawadiis,


и приносът му беше едно сребърно блюдо тежко сто и тридесет <сикли;> един сребърен леген от седемдесет сикли, според сикъла на светилището; и двете пълни с чисто брашно, смесено с дървено масло, за хлебния принос;

Continue reading Report error