Tirintii 6:3 ~ Numbers 6:3

picture

w aa inuu ka fogaadaa khamri iyo wax lagu sakhraamoba. Waa inuusan cabbin khamri khalkiis ama wax lagu sakhraamo khalkood, oo waa inuusan cabbin dheecaanka canabka, uusanna cunin canab cusub ama sabiib toona.


He shall separate himself from wine and strong drink; he shall drink no vinegar of wine or of strong drink, and shall drink no grape juice, or eat grapes, fresh or dried.

Continue reading Report error