Tirintii 6:17 ~ Числа 6:17

picture

O o waa inuu Rabbiga allabari ah qurbaanno nabaadiino ugu bixiyaa wanka iyo dambiisha kibista aan khamiirka lahayn. Oo weliba wadaadku waa inuu bixiyaa qurbaankooda hadhuudhka ah iyo qurbaankooda cabniinka ah.


Затем он принесет Господу барана как жертву примирения вместе с корзиной пресного хлеба, а также совершит хлебное приношение и жертвенные возлияния.

Continue reading Report error