Tirintii 6:14 ~ Numbers 6:14

picture

o o waa inuu qurbaankiisa Rabbiga u bixiyaa. Wan yar oo gu jir ah oo aan iin lahayn waa inuu qurbaan la gubo u bixiyaa, oo uu sabeen gu jir ah oo aan iin lahaynna qurbaan dembi u bixiyaa, oo wan weyn oo aan iin lahaynna qurbaanno nabaadiino u bixiyaa,


And he shall present his offering to the Lord: one male lamb in its first year without blemish as a burnt offering, one ewe lamb in its first year without blemish as a sin offering, one ram without blemish as a peace offering,

Continue reading Report error