Tirintii 5:27 ~ 民 數 記 5:27

picture

O o markuu iyada biyaha cabsiiyo markaas hadday iyadu nijaasowday, oo ay ninkeeda ku xadgudubtay, biyaha habaarka kiciya iyaday geli doonaan oo qadhaadh bay noqon doonaan, oo caloosheedu way barari doontaa oo bowdadeeduna way hilib beeli doontaa; oo naagtu waxay dadkeeda ku dhex ahaan doontaa habaar.


叫 他 喝 了 以 後 , 他 若 被 玷 污 , 得 罪 了 丈 夫 , 這 致 咒 詛 的 水 必 進 入 他 裡 面 變 苦 了 , 他 的 肚 腹 就 要 發 脹 , 大 腿 就 要 消 瘦 , 那 婦 人 便 要 在 他 民 中 被 人 咒 詛 。

Continue reading Report error