Tirintii 5:19 ~ 民 數 記 5:19

picture

O o markaas wadaadku iyada ha dhaariyo, oo ha ku yidhaahdo naagta, Hadduusan nin kale kula jiifsan, oo aadan nijaaso ku leexan, adoo ninkaaga ka dambayn lahaa, ka xorow biyahan qadhaadhka ah oo habaarka kiciyo,


要 叫 妇 人 起 誓 , 对 他 说 : 若 没 有 人 与 你 行 淫 , 也 未 曾 背 着 丈 夫 做 污 秽 的 事 , 你 就 免 受 这 致 咒 诅 苦 水 的 灾 。

Continue reading Report error