Tirintii 5:18 ~ 民 數 記 5:18

picture

o o markaas waa in wadaadku naagta keenaa Rabbiga hortiisa, oo naagta timaheeduna ha furfurnaadaan, oo qurbaankii xusuuseedna gacmaheeda ha ku rido, kaasoo ah qurbaankii masayrka. Wadaadkuna gacanta ha ku haysto biyaha qadhaadhka ah oo habaarka kiciyo.


祭 司 要 叫 那 妇 人 蓬 头 散 发 , 站 在 耶 和 华 面 前 , 把 思 念 的 素 祭 , 就 是 疑 恨 的 素 祭 , 放 在 他 手 中 。 祭 司 手 里 拿 着 致 咒 诅 的 苦 水 ,

Continue reading Report error