Tirintii 36:8 ~ Числа 36:8

picture

O o gabadh kasta oo dhaxal ku leh qabiilooyinka reer binu Israa'iil middood waa inay afo u ahaato mid ka mid ah qolada qabiilka aabbaheed, si reer binu Israa'iil nin waluba u lahaado dhaxalkii awowayaashiis.


А кожна дочка, що посяде спадщину від племени Ізраїлевих синів, стане за жінку одному з роду племени батька свого, щоб Ізраїлеві сини володіли кожен спадком батьків своїх.

Continue reading Report error