D alka aad deggan tihiin waa inaydaan nijaasayn, waayo, dhiigu dalka waa nijaaseeyaa, oo dalka dhiiggii lagu dhex daadshay wax loogu kafaaro gudi karo lama arko, dhiigga kii daadshay mooyaane.
You must not make the land where you live unclean. The land is not holy when people are killed. And only the blood of him who is guilty can pay to make the land free from the blood that has fallen on it.
Continue reading Report error