Tirintii 35:14 ~ Números 35:14

picture

O o Webi Urdun shishadiisa waa inaad ka bixisaan saddex magaalo, dalka Kancaanna waa inaad ka bixisaan saddex magaalo, oo iyagu waa inay ahaadaan magaalooyin magangal ah.


Dareis três cidades aquém do Jordão, e três na terra de Canaã; cidades de refúgio serão.

Continue reading Report error