Tirintii 32:33 ~ Числа 32:33

picture

M arkaasaa Muuse reer Gaad iyo reer Ruubeen iyo qabiilkii reer Manaseh oo ahaa wiilkii Yuusuf badhkood wuxuu siiyey boqorkii reer Amor oo ahaa Siixon boqortooyadiisii, iyo boqorkii Baashaan oo ahaa Coog boqortooyadiisii, oo wuxuu waddankii ugu qaybshay sidii ay ahaayeen magaalooyinka iyo soohdintoodii, xataa magaalooyinkii dalka iyaga ku wareegsan oo dhan.


Тогда Моисей отдал гадитам, рувимитам и половине рода Манассии, сына Иосифа, царство Сигона, царя аморреев, и царство Ога, царя Башана – всю землю с ее городами и их окрестностями.

Continue reading Report error