Tirintii 32:15 ~ Numbers 32:15

picture

W aayo, haddaad Rabbiga ka noqotaan, cidlada dhexdeeda ayuu haddana iyaga kaga tegi doonaa, oo dadkan oo dhan waad wada baabbi'in doontaan.


For if you turn from following Him, He will again abandon them in the wilderness, and you will destroy all this people.

Continue reading Report error