Tirintii 31:8 ~ 民 數 記 31:8

picture

O o boqorradii reer Midyaan ayay la dileen kuwii kaloo la laayay, oo shantii boqor oo reer Midyaan waxay ahaayeen Ewii, iyo Reqem, iyo Suur, iyo Xuur, iyo Rebac; oo Balcaam oo ahaa ina Becoorna seef bay ku dileen.


在 所 杀 的 人 中 , 杀 了 米 甸 的 五 王 , 就 是 以 未 、 利 金 、 苏 珥 、 户 珥 、 利 巴 , 又 用 刀 杀 了 比 珥 的 儿 子 巴 兰 。

Continue reading Report error