Tirintii 3:39 ~ Numbers 3:39

picture

O o kulli intii reer Laawi ah ee la tiriyey, oo Muuse iyo Haaruun ay qolo qolo ugu tiriyeen amarkii Rabbiga, kuwii lab ahaa oo dhan oo bil jiray ama ka sii weynaa, waxay ahaayeen laba iyo labaatan kun.


All those numbered of the Levites whom Moses numbered -- Aaron also -- by the command of Jehovah, by their families, every male from a son of a month and upward, two and twenty thousand.

Continue reading Report error