Tirintii 3:36 ~ Numbers 3:36

picture

O o reer Meraarii waxaa loo amray inay u taliyaan taambuugga looxyadiisa, iyo ulihiisa gudban, iyo tiirarkiisa, iyo saldhigyadiisa, iyo alaabtiisa oo dhan, iyo hawshiisa oo dhan,


And the appointed duty of the children of Merari included the boards of the tabernacle, its bars, its pillars, its sockets, its utensils, all the work relating to them,

Continue reading Report error