Tirintii 29:32 ~ Числа 29:32

picture

O o maalinta toddobaadna waxaad bixisaan toddoba dibi, iyo laba wan oo waaweyn, iyo afar iyo toban wan oo yaryar oo wada gu jir ah oo aan iin lahayn.


В седьмой день приносите семь молодых быков, двух баранов и четырнадцать годовалых ягнят без изъяна.

Continue reading Report error