Tirintii 29:13 ~ Числа 29:13

picture

O o waa inaad bixisaan qurbaan la gubo oo ah qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga caraf udgoon u ah, oo ah saddex iyo toban dibi oo yaryar, iyo laba wan oo waaweyn, iyo afar iyo toban wan oo yaryar oo wada gu jir ah, oo waa inay ahaadaan kuwo aan iin lahayn,


и приносите всесожжение, жертву, приятное благоухание Господу: тринадцать тельцов, двух овнов, четырнадцать однолетних агнцев; без порока пусть будут они;

Continue reading Report error