Tirintii 28:8 ~ Números 28:8

picture

O o wanka kalena waa inaad makhribka bixisaa, oo qurbaankiisii hadhuudhka iyo qurbaankiisii cabniinka waa inaad isaga la bixisaa sida kii aroortii oo kale, waayo, waa qurbaan dab lagu sameeyo oo Rabbiga u ah caraf udgoon. Qurbaannada Sabti Walba La Bixiyo


E o outro cordeiro, oferecê-lo-ás ã tardinha; com as ofertas de cereais e de libação, como o da manhã, o oferecerás, oferta queimada de cheiro suave ao Senhor.

Continue reading Report error