Tirintii 28:3 ~ Numbers 28:3

picture

O o waxaad iyaga ku tidhaahdaa, Kanu waa qurbaanka dabka lagu sameeyo oo aad Rabbiga u bixisaan laba wan oo gu jir ah oo aan iin lahayn oo aad maalin kasta qurbaan la gubo oo joogto ah u bixisaan.


You shall tell them, ‘This is the offering made by fire which you shall offer to Yahweh: male lambs a year old without defect, two day by day, for a continual burnt offering.

Continue reading Report error