Tirintii 28:24 ~ Números 28:24

picture

S idan waa inaad maalin kasta intii toddoba maalmood ah u bixisaan cuntada ah qurbaanka dabka lagu sameeyo oo Rabbiga caraf udgoon u ah. Taas waa in la bixiyaa iyadoo ayan qurbaanka la gubo oo joogtada ah iyo qurbaankiisa cabniinka ahu ku jirin.


Cada día de los siete días ofrecerán vianda y ofrenda encendida en olor grato al Señor, además del holocausto continuo con su libación.

Continue reading Report error