Tirintii 26:62 ~ Числа 26:62

picture

O o intii iyaga laga tiriyey waxay ahaayeen saddex iyo labaatan kun, mid kasta oo lab ah oo bil jira iyo intii ka sii weyn, waayo, iyaga laguma tirin reer binu Israa'iil, maxaa yeelay, dhaxal laguma siin reer binu Israa'iil dhexdooda.


А преброените от <левийците> бяха двадесет и три хиляди, всичките мъжки от един месец и нагоре; те не бяха преброени между израилтяните, понеже на тях не се даде наследство между израилтяните.

Continue reading Report error