Tirintii 26:37 ~ Числа 26:37

picture

I ntaasu waa qabiilooyinkii wiilashii Efrayim, oo intii iyaga laga tiriyey waxay ahaayeen laba iyo soddon kun iyo shan boqol. Kuwaasu waxay ahaayeen wiilashii Yuusuf iyo qabiilooyinkoodii.


Оце роди Єфремових синів за їхнім переліченням: тридцять і дві тисячі і п'ятсот. Оце Йосипові сини за їхніми родами.

Continue reading Report error