M arkaasaa Baalaaq isagii ku yidhi, Waan ku baryayaaye, Kaalay, oo meel kale ii raac inaad halkaas iyaga ka aragtid. Waxaad arki doontaa darafkooda, oo kulligood ma arki doontid; haddaba halkaas iiga habaar.
فَقالَ بالاقُ لَهُ: «تَعالَ مَعِي إلَى مَكانٍ آخَرَ يُمكِنُكَ مِنهُ رُؤيَتُهُمْ، وَلَنْ تَرَى سِوَى جُزءٍ مِنهُمْ، فَلَنْ تَراهُمْ جَمِيعاً. وَالعَنْهُمْ لِي هُناكَ.»
Continue reading Report error