Tirintii 23:11 ~ Numbers 23:11

picture

K olkaasaa Baalaaq wuxuu Balcaam ku yidhi, War waa maxay waxa aad igu samaysay? Waxaan ku soo watay inaad cadaawayaashayda habaartid, laakiinse bal eeg, waad u wada ducaysay.


Then Balak said to Balaam, “What have you done to me? I took you to curse my enemies, and look, you have blessed them bountifully!”

Continue reading Report error