Tirintii 22:31 ~ Числа 22:31

picture

K olkaasaa Rabbigu Balcaam indhaha u furay oo wuxuu arkay malaa'igtii Rabbiga oo jidka dhex taagan oo seefteedii oo galka ka baxsan gacanta ku haysata. Markaasuu madaxa foororiyey oo sujuuday.


Тогда Господь открыл Валааму глаза, и он увидел Ангела Господнего, Который стоял на дороге с обнаженным мечом. Он низко поклонился, припав лицом к земле.

Continue reading Report error