Tirintii 22:18 ~ Numbers 22:18

picture

M arkaasaa Balcaam jawaabay, oo wuxuu addoommadii Baalaaq ku yidhi, Haddii Baalaaq i siiyo gurigiisa oo lacag iyo dahab ka buuxo, anigu kama tallaabsan karo erayga Rabbiga Ilaahayga ah inaan sameeyo wax ka yar iyo wax ka badan toona.


And Balaam answered and said unto the slaves of Balak, If Balak would give me his house full of silver and gold, I cannot go beyond the word of the LORD my God, to do anything small or great.

Continue reading Report error